Wariye caan ah oo u dhashay Bellarussia ,isla markaana ka shaqeynaayey Ukraine ayaa la dilay maalinimadii shalay, kadib markii walxaha...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda faderaalka Soomaaliya talaadadii 19-kii julay 2016, ayaa kulan isugu yeertay gudigga la talinta mashruuca Adeegga maagelinta gaarka...
Gudoomiyahan Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalda Muqdishu, Mudane Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa la kulmay ciidanka Ilaada deegaanka, isaga oo ka dalbaday...
Kadib markii uu Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan uu kulan la qaatay xubnaha Golihiisa Wasiirada iyo guddiga amniga Qaranka, ayaa...
Muqdisho, July 20, 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta ku qaabiley xafiiskiisa wafdi ballaaran oo...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir "Maareeye" ayaa maanta xarunta wasaaradda ka furay tababar ku saabsan Qaabka...
Wasiirka wasaaradda caddaaladda Soomaaliya Mudane C/laahi Axmed Jaamac (Ilka jiir) ayaa maanta dhagax dhigay Dugisga Xabsiga dhexe ee Xamar,kaasoo loogu...
Dood Cilmiyeed ku saabsan sida loo xoojin karo Bangiyada Soomaaliya isla markaana ay bangiyada dalka Kenya maalgashi ugu sameyn karaan...
Warbixin ay soo saartay Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxa ay ku sheegtay in ciidamada Kenya ay...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Md: Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeeray sida loo qeybinayo Raashin gargaar ah oo la gaarsiiyay qaar ka...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho