Madaxweynaha dalka Mozambique Filipe Nyus ayaaa manta warqaaha aqoonsi safiirnimo ka gadoomay Danjire Jamal Maxamed Barrow oo ah safiirka cusub...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka...
Kulanka ayaa u jeedkiisu ahaa sidii maamulka gobolka Bakool loogu wareejin lahaa qalabk caafimaad oo loogu tagalay isbitaalka magaalada Xudur...
Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa Qabatay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa oo la doonayay in lagu...
Tartanka ciyaaraha kubadda cagta ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga wax ka barto ayaa ka bilowmay magaalada Eskişehir ee dalka Turkiga....
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax, maamulka degmada Baraawe...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa caawa ganata ku dhigay hub iyo Gaari noociisu yahay Kaarib, kaas...
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo nabadsugidda Qaranka ayaa howlgal ka sameeyay deegaanka celsaha biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, waxa ay ka...
War-Saxaafadeed:-Kulankii Dawladda F. Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Jubbaland, ee Wadatashiga Siyaasada Amniga Qaran 12kii July, 2016 Qodobada Gundhiga u ah shirku...
Wasiirka arrimaha gudaha dalka Masar, Magdy Abdul Ghaffaa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay gabi ahaanba eedaymaha loo jeediyay ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho