Xaflad xilwareejin ah oo maanta ka dhacday xafiiska R/wasaaraha Xukuumada Federaalka soomaaliya ayaa waxaa xilka la wareegay wasiirka cusub ee...
Haweeneyda musharraxa u noqoto xisbiga Dimuqraadiga doorashada ka dhacaysa Maraykanka sanadkan, Hillary Clinton, ayaa ka hadashay su’aallo ay weydiisay laanta...
Ciidamada walaalaha Jabuuti AMISOM ayaa maanta deeq Dawo ah gaarsiiyay maamulka gobolka Hiiraan. Taliyaha ciidamada Jabuuti Col. Jaamac Xasan ayaa...
Dowlada Kenya ayaa shalay si rasmi ah u bilowday iney dalkooda dib ugu celiso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha...
Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa xaafadda Saybiyaano Degmada Hodan ee gobolka Banaadir ku qabtay gaari ay saaranyihiin Hub...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Fanaaniinta Farxiyo Fiska iyo Bashiir Hanuuniye, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxaa fanaaniintan...
Akhristayaasheena sarafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbneynaa u diyaar garowga ciidda iyo jawiga suuqyada magaalada Muqdisho. Jawiga suuqa degmada...
Mas'uuliyiinta wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ayaa ka tacsiyeeysay geerida marxuun Sheekh Cumar Xuseen Xasan "Sh. Cumar Yare" oo ka...
Muqdisho,(Villa Somalia) —- Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa ciidammada dalalka ay saaxiibada yihiin waxay dhowaan go’aansatey in la dedejiyo hawlgallada...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho