Waxaa la xaqiijiyay Allaha u naxariistee geerida Wasiiru Dowlihii Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ee Arimaha Bay’adda Burci Maxamed Xamza. Allaha u...
Shirkii Madasha wada tashiga Qaran ee shalay lagu soo gebagebeeyay magaalada Baydhabo ayaa laga soo saaray qodobo kala duwan oo...
Maxkamad ku taalla magaalada Bristol ee dalka Britain ayaa xabsi daa’in ku xukuntay wiil Soomaali ah oo lagu helay danbi...
Munaasabad lagu xusayay 56 guurada ka soo wareegtay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marnaba isku dhiibi doonin argagixisada....
Ciidanka NISA ayaa ku guuleysta in la soo afjaro howl gal saacado qaatay kaddib markii koox hubeysan oo ka tirsan...
Bidix: Danjiraha Kenya ee Soomaaliya, Madaxa UNHCR Flippo Grandi, Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Aamina Maxamed, Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisalaan...
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay iridka hore ee hotelka Naasabahlood Kow oo ku yaala agagaarka isgoyska...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho