Suxufiiyiinta ku nool magaalada muqdisho ayaa soo dhaweeyay Go'aankii shalay ay baarlamaanka Federaalka aku meelmariyeen sharciga safaaxadda kaas oo muddo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Maanta Xarigga Ka Jaray Waaxda towfiiq oo ugu...
Dr.Ibrahim maxamed Mursan oo ah Qofkii ugu horeeyay ee Darajada PHD ka diyariya Saxafada Soomaaliya ayaa Isniintii waxaa uu Muxaadaro...
Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Guddoomiye ku-xigeenka hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ayaa Sheegay in ay wanaagsan tahay in loo midoobo faafinta...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa uga digay inay ka feejignaadaan Dadka Soomaaliyeed Shaqsiyaadka Been Abuurka lacagaha uga qaadanaya. Wasiirka...
Shacabka ku nool dalka Gini ayaa isku diyaarinaya dabaaldagyo la xiriira Cudurka Ebola oo ka Dhammaaday dalkaas. Qeybaha kala duwan...
Ninkii waardiyeeyn jiray Osama Bin Laden laguna magacaabi jiray Nasser al- Bahri oo u dhashay Yemen ayaa u dhintay xanuun...
Dibadbaxyo rabshado wata ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka billowdeen magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya, kaddib markii ciidanka...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa soo sartay War-saxafadeed ay uga hadleeyso habka wadaagga wax soo saar ee ...
IStanbul:-Madaxwynaha dalka Turkiga Rajeb Dayid Erdogan ayaa uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaaan dagaalka lagula jiro argagixisada....
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...
Muqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta tababar usoo xiray gabdho ka tirsan Ciidanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho