Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan, Wasiirka Haweenka, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka, Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka iyo mas’uuliyiin...
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta ka dhabeeyey balanqaadkii ahaa in uu ka qeyb...
Muqdisho, 8 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed meel kasta...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xarunta Wasaradda Warfaafinta ay kusoo dhoweeyeen qeybaha kala duwan ee howlwadeennada Wasaaradda ayaa waxaa...
Madaxweyne ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa xafiiska siyaasadda...
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa hambalyo u dirtay haweenka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan xuska maalinta haweenka...
Waaxda Difaaca Maeykanka ee loo yaqaano Pentagon ka ayaa shaacisay in duqeyn diyaaradaha aan cidna wadin ee Mareynkanku ka geysteen...
Munaasabad lagu weynaynayo xuska maalinta haweenka caalamka, gaar ahaan xuska maalinta haweenka Soomaaliyeed ayaa lagu wadaa in uu ka dhaco...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar "Dabageed" oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in qarax shalay...
Dhoola tuskan waxa ka qayb qaadanaya in ka badan 30,000 oo askari waana mid sannad le ah oo had iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho