Kooxo bistoolado ku hubeysan ayaa caawa fiidkii magalada Gaalakcyo ku dilay Guddoomiyaha ururka haweenka ee Puntland Allaha u naxariistee Dhudi...
Nadiga kubada cagta Comsed Football club Gaalkacyo Ayaa Soo gabagabeeyaay Ciyaarihi saxiibtinimo ay la Qaateen naadiyaasha heerka koowad ee Jubbaland...
Mudanayaasha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku leh xaruntooda golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka maanta oo qeyb ka...
R/wasaaraha dalka mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay...
Fariisin ay ciidamada XDS ku lahaayeen duleedka tuulada Masaajid Cali Guduud oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe ayaa xalay saqdii dhexe...
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa isbitaalka ku booqday dadkii ku dhaawacmay qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Istanbul. Madaxweynaha Turkiga,...
Afurka oo uu sameeyay safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xassan, waxaa ka soo qeyb galay xildhibaano ka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka wareegiisa koowaad iyo...
Iyadoo lagu guda jiro maal maha hore ee bisha barakeysan ee Ramadan ayaa waxa isbadal laga daremayaa sicirka waxyaabah aas...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho