Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo howlo shaqo u jooga dalka Denmark ayaa...
Mashaariicdan uu daah Furay Gudoomiyaha Goolka Shabeelaha dhexe waxa iska kaashanaya Maamulka Gobolka iyo qeybaha Bulshada waxaana lagu dhisaya qeybaha...
Muqdisho, May 26, 2016------Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadihii aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee dalka Jamhuuriyadda Uganda...
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Jamhuuriyddda Federaalka Soomaaliya, waxay ogeysiineysaa in Imtixaaanka Shahaaddiga ah ee sanad dugsiyeedka 2015...
Koox Soomaali ah oo ciyarta kubadda Kolayga ayaa xalay ka badisay kooxda kubadda kulayga ee Co-operative Bank oo ka mid...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Africa ay kaalintii looga baahnaa ka qaadatey taageerada Soomaaliya,...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan, danjire ku xigeenka ahna qunsulka guud iyo saraakiisha safaaradda ayaa maanta...
Xubnaha guddiga kahortaga abaaraha musiibooyinka iyo barakacayaasha ayaa kulanka Muqdisho ay ku yeesheen waxa ay kaga hadleen sida ugu fudud...
Xafladdan Tababarka loogu soo xirayay oo ka dhacaysay Xero Militari oo ku taal duleedka Magaalada Khartoum ee Dalka Suudaan ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho