Barnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo jimcaha ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan TVga qaranka iyo Radio...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha...
Muqdisho, 25 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya...
M.weynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Sh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada B.weyne Ee xarunta...
Halkani ka akhriso warsaxaafadeedka Wasiirka Warsaxaafadeed
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, iyadoo si...
Saldhigga booliska magaalada gaalkacyo ayaa maanta saxaafadda loogu soo bandhigay illaa 22 maxaabiis ka tirsan maleeshiyaadka Kooxda Al-shabab, kuwaas oo...
Madaxweyanaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay jigooyooyin maleeshiyaad ay dhigteen deegaanno ka tirsan...
Abaal marino caalami ah aya la gudoonsiiyay shaqsiyaad iyo hey’ado Soomaaliyeed kuwaasi oo loo aqoonsaday Tusaaleyaasha dhanka horumarka bulshada soomaaliyeed...
Xubnaha golaha ammaanka ee Q,M ayaa waqtiga u kordhiyay xafiiska Q,M ee Soomaaliya ee UNSOM ee arrimaha siyaasadda iyo amaankaba...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho