Kulankan maanta gudiga madax banaan ee xalinta khilaafkii ka dhaxeeyay hogaanka Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed, isla markaana ay soo wakiisheen...
Munaasabadaan ayaa ujeedkeedu ahaa furitaanka dib u dayactir lagu sameeyay xarunta daryeelka Hooyada iyo dhalaanka ee isbitaalka Laasareeti ee magaalada...
Dab xoogan oo dhaliyay qasaare hantiyadeed ayaa abaare 7:00pm fiidnimo ee xalay ka kacay Suuqa weyn ee degmada Wadajir, kaas...
Wasiirada arrimaha gudaha iyo ammniga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta hortagaya Barlaamaanka, iyada oo la weydiinayo su’aallo la xiriira howllaha...
Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdi fataax Cumar Xalay oo goordhaw la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in lagu guuleystay daminta...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa magaalada Garoowe Danjiraha midowga yurub u qaabilsan arrimaha...
Wararka laga helaayo Suuqa weyne ee degmada wadajir oo ah halka uu dabka ka kacay ayaa sheegaya in goordhaw ay...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka booliska...
Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday taageero lacageed oo dhan $4.3-milyan oo ay siineyso ciidanka XDS. Wasiiru dowlaha wasaaradda ciidanka qalabka...
Gudddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ay wehliyaan Xilibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaliya iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...
Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho