Doorashada madaxtinimada dalka Djibouti ayaa maanta ka socota guud ahaan dalkaasi iyadoo dadweynuhu ay si nabadgelyo ah codadkooda u dhiibanayaan....
Dalka Jabuuti guud ahaan maanta waxaa ka billoowday doorashada madaxtinimada iyadoo dadku ay safaf dhaadheer ugu jiraan goobaha cod bixinta....
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti iyo wafti u hogaaminayo ayaa dalka Baxrayn uga qayb galay shirkii sanadlaha...
Ciidamada Booliska ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari nooca Dadweynaha ee loo yaqaano Mini Bus oo uu saarnaa Qariga Hoobiyaha...
Akhristayasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada siminaarkii labaad ee saraakiisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta si rasmi...
Taliyaha qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Genaral Cabdi Axmed Faadaco oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan kuwa CXDS ayaa...
Wafdigan uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ay wehiliyeen Wasiirka...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Caawa Gacanta ku dhigay Gaari nooca Dadweynaha ee loo yaqaano Mini Bus oo uu saarnaa Qariga...
Deeqdan lacageed e ka timid qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada xukuumaddda Soomaaliya oo ay u soo wakiisheen wasiir...
Muqdisho, April 7, 2016: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay adeegsaneyso dhammaan awoodaha diblomaasiyadeed, iskaashiga caalamiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Federaalka...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa si rasmi ah uga furmay, Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee Baarlamaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho