Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika, ambassador Jamaal Maxamed Barow, oo shir saxaafadeed ku qabtay xarunta safaaradda Soomaaliya...
Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka sameeyay Degmada Jalalaqsi iyo deegaanada hoosyimaada, kaasi oo...
Shirka Barlamaannada Afrika oo Magaalada Johannseburg ka furmay ayaa waxaa kasoo qeybgalay madax ay ka mid ahaayeen madaxweynihii hore ee...
Shirka maalinta Xorriyadda Saxaafadda adduunka, ayaa lagu soo gabagabeyeey magaalada, Helsinki ee waddanka Filand, iyadoo ay ka qeyb-galeen masuuliyiin ka socotay...
Isku soo baxaan oo ahaa mid lagu taageerayay howlgallada ciidamada nabad sugida iyo booliiska galmudug ay kula dagaallamayaan jidgooyooyinka sharci...
Muqdisho- 04 May 4, 2016-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay xaflad lagu dhaarinayey guddoomiyaha...
Doodda ku saabsan qorshaha Xukumadda ee doorashiinka la filayo in sanadkaan ay ka dhacan Soomaaliya oo barlamaanka u soo gudbiyey...
Waddooyinkan isku xira laamiga hor mara Isbitaalka Digfeer iyo tan wadada Wadnaha ee magaalada Muqdisho oo xirneyd, islamarkanaa si sharci...
Muqdisho Shirkada Spectrum ASA waxay si guul ah kusoo gaba-gabeysay xog uruurintii (2D seismic data) dhul badeedka Koonfurta Soomaaliya. Waxay...
Digreetan ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa xilka looga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda sare...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho