Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhiga shanaad kulankiisa todobaad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka waxa ay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane xildhibaan Cali Yuusuf (Cali Xoosh) ayaa maanta daahfuray Madasha isku...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno cusub oo ka mid noqonaya Golaha Wasiirrada...
OTurkiga oo Soomaaliya u soo diraya Markab Shidaal iyo Gaas ka baara Xeebaha Soomaaliya, waxaana la soo warinayaa in Turkiga...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Xarunta Degmada Xamarweyne oo dib-u-dhis iyo...
Madaxwweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo xalay ku hoyday degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa halkaasi ka billaabaya kulamo...
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa xurunta Safaraadda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda Xiriirka Caalamiga ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ay...
Ku-simaha Guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare BJFS mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa tacsi ugu tagay qoyska...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta kulan la qaatay wakiilka...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho