Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Saraakiil sare oo ka socota...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa galab dib ugu soo laabtay Muqdisho kadib markii uu Magalada Baydhabo uga soo qaybgalay Xafladii Caleema...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Beydhabo halkaas oo ay ka socoto Xafladda Caleema saarka Guddoomiyaha Cusub ee...
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Beydhaba ee Xarunta Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed halkaas...
Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo xalay ka qeyb galayay Barnaaamijka Bandhigga Tv-ga Qaranka ayaa sheegay...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka oo shalay galab gaaray magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta kulamo la leh...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa goordhow ka degtay garoonka diyaaradaha Magaalada Beydhaba...
Dhaqaalaha Shiinaha ayaa kobcay boqolkiiba 6.9 sanadkii la soo dhaafay ee 2015, oo haddii la barbar dhigo sanadkii kaasi ka...
R/wasaaraha dalka ayaa ka qeybgalay kulan looga hadlayey nooca Federaalka ugu habboon ee dalkeenu qaadanayo, maqaamka caasaimadda ay yeelanayso ,...
Kulanka hoggaamiyayaasha Madasha Wadatashiga Qaran oo ay ka soo qaybgaleen Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudoomiyaha Baarlamaanka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho