Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan dadkii rayidka ahaa oo ay...
Maamulka Gobalka Banaadir oo muddooyinka ku howlan sidoo loo xaqiijin lahaa sugidda Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa bilaabay Olole loogu Magacdaray...
Munasabad lagu taageerayay guusha uu madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ka gaaray doorashii ka dhacday dalkaasi ayaa maanta lagu qabtay...
Kooxo hubeysan ayaa maanta dil u geystay darawal iyo mid ka mid ah ilaalada guddoomiyaha degmada Boondheere, iyadoo ciidamada amniga...
Shir looga arinsindoono awoodaha dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada ayna soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya...
Shir loogu hadlayay wax ka qabashada dhibaatooyinka Soomaalida ayna ka qeybgaleen Ganacsato iyo xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ee dalka...
Madaxweynaha dowladgoboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr. C/weli Gaas ayaa ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida ku timid dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku...
Ra’iisal Wasaare ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte oo maanta shir gudoominayay shirkii horumarinta iyo dib-dhiska kaabayaasha dhaqaale...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsiu u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka...
Wasrka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayi (Maareeye) ayaa maanta Muqdisho kulan la yeeshay H.E. Mikael Lindvall, Safiirka...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho