Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’rake ayaa sheegay in go’aanadii ka soo baxay shirkii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Addis Ababa, oo uu kaga qeybgeli doono Shir...
Wararka uu Radio Muqdisho ka helayo deegaanada Miiga ah ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay dhalinyaro is abaabulay oo xoola dhaqata...
Xaflad lagu furayay Xarunta labaad ee Radio Hiranweyn ee dagmada bullo-burte ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka dagmada bullo-burde odayaal...
Taliyaha Kowaad Ee Ciidanka Boliska Somaliyeed S/Guuto Mukhtaar Xussein Afrax ayaa maanta kormeer Shaqo ku tagay Magaalada Jowhar Gobalka Shabelada...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho Iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay dhagarta argagaxisada Al Shabaab...
Hawlgalkaan oo ay si wadajir ah u sameynayeen Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda Qaran ee NISA, Booliska, Militariga, iyo kuwa Amissom...
Kadib dhageysi ay sameeyeen xubno ka tirsan xeer beegti maxkamad madani ah oo ku taala magaalada barakeysan ee Makkah iyo...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa ku bogaadiyey Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada heshiiski ay shalay ka...
Dr. Cabdi wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa isagoo ku hadlaya Golayaasha Maamulka Puntland iyo...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho