Muqdisho, January 28, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Dr. Abdusalam Hadliye Omer,Wasiiru dowlaha Khaled Omar Ali ,...
Waxay ahayd, habeen Jimca ah, 21 kii January oo ku beegneyd todobaadkii ina dhaafay, qaar badan oo ka mid ah...
Boqolaal kamid ah dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho, ayaa maanta isugu soo baxay fagaare ku yaala xeebta Liido, halkaas oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Maxamed Cumar Carte, ayaa...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Al-Bashiir ayaa amar ku bixiyay in la furo xadka wadankiisu la wadaago Suudaanta Koonfureed taas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi oo horkacayay oo dalka Kenya ugu qeybgalay munaasabad lagu maamusayay askartii...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerrida ku timid Allaha u naxariistee Danjire C/laahi Aw-Saciid Cusmaan oo...
Inaalilaah wa inaa ilayhi raajicuun. Ra’iisulwsaare ku xigeenka dalka, mudane Maxamed Cumar Carte, waxaa uu tacsi u direyaan dhamaan ummadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Baydhabo kulan kula qaadatay ururrada Haweenka,...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa kulan muhiim ah la-qaatay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka ee...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashaneysa shirkadda Somali Fuel Company (SFC), ayaa maanta deeq raashin ah ku wareejisay...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa ka qaybgalay munaasababad lagu daahfurayay Xarunta Shaybaarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho