Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi oo horkacayay oo dalka Kenya ugu qeybgalay munaasabad lagu maamusayay askartii dowladda Kenya looga diley deegaanka Ceel-Cadde ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay masโuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa shalay magaalada Eldoret ee dalka Kenya waxaa uu kaga qeybgalay munaasabadda balaaran oo lagu baroor-diiqayay askartii Kenyaanka aheyd oo qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM kuwaas oo 15 bishan Janaayo maleeshiyaadka kooxda Al-shabab ay ku dileen deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo.
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐ข๐ค๐
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...











