Wafdi uu hogaaminayay madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayna qayb ka ahaayeen Gudoomiyaha Baarlamanka Galmudug Cali Gacal Casir,...
Wasiirka Difaaca Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Maxamed Aaden Axmed, ayaa...
Baarlamaanka dowlad goboleedka Koofurgalbeed ee Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa guddoomiye ku...
Muqdisho, 3 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka...
Muqdisho, January 3, 2016----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo magaca Xukuumada,...
Xafladan oo ka dhacday mid ka mid ah goobaha ugu waaweyn magaalada Columbus ayaa waxaa ka soo qeybgalay Boqolaal Muslimiin...
Allaha u naxariistee Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Ugaas Cabdiraxmaan ayaa...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay askari ka tirsanaa ciidanka Nabadsugidda, kaasi oo horey u dilay...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ay ku guuleesteen ka...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho