Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Beladweyne ayaa weli wada kulamada uu...
Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudne Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa soo gaba-gabeeyey booqasho shaqo oo 4 maalmood...
Cadaado, 26 March 2016: Ciidanka geesiyaasha maamulka Galmudug ayaa weli baacsanaya maliishiyaadka Al Shabaab ee dhowaan soo galey degaannada Galmudug....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku...
Beled Weyne, 26 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo...
Bangiga Premier ee Somalia, ayaa markii ugu Horreysay taariikhda keenay Somalia adeeegga kaararka ee VISA, taasoo la jaan-qaadaysa siyaasadda Bangiga...
Shir jaraa'id oo uu maanta magaalada Cadaado ku qabtay wasiirka warfaafinta dawlad goboleedka Galmudug Maxamuud Aaden Cusmaan ayuu ku sheegay in...
Deeq isugu jirtay dhar, kabo iyo agabyo kale oo loogu talagalay nadaafadda jirka beni’aadamka ayaa waxa maanta maamulka degmada Gaalkacyo...
Cayaaraha xagaaga ee sanad walba lagu qabto magaalada Columbu Ohio ee dalka Maraykanka ayaa sanadkii 16aad ka soconaya magaalada Columbus...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday warbixinada ay ku weeraraan Madaxda iyo Ganacsada Dalka Guddiga la socodka Cunuqabateyn hubka...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho