Shacabka ku nool dalka Gini ayaa isku diyaarinaya dabaaldagyo la xiriira Cudurka Ebola oo ka Dhammaaday dalkaas. Qeybaha kala duwan...
Ninkii waardiyeeyn jiray Osama Bin Laden laguna magacaabi jiray Nasser al- Bahri oo u dhashay Yemen ayaa u dhintay xanuun...
Dibadbaxyo rabshado wata ayaa lagu soo waramayaa iney maanta ka billowdeen magaalada Mandera ee gobolka waqooyi-bari Kenya, kaddib markii ciidanka...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya ayaa soo sartay War-saxafadeed ay uga hadleeyso habka wadaagga wax soo saar ee ...
IStanbul:-Madaxwynaha dalka Turkiga Rajeb Dayid Erdogan ayaa uga baaqay dunida Muslimka ah in ay u midoobaaan dagaalka lagula jiro argagixisada....
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah...
Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka saxaafadda Qaranka, kadib kulan ay isugu yimaadeen xarunta golaha...
Wasiirka Shaqada iyo arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Muuddeey ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kadib...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo...
Cidamada ammaanka ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa bilaabay howlgallo ay kula dagaallamayaan dadka xaalufiya dhirta, iyadoo saacadihii ugu dambeeyay howlgallo...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...
Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho