Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa lagu soo waramayaa in goor dhow uu gaaray deegaanka Jariiban ee gobolka...
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya Gen, Maxamed Shiikh Xasan Xaamud oo ay weliyaan saraakiil isugu jira boolis, Soomaali iyo AMISOM, iyo...
Muqdisho, 23 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,...
Mashruuc lagu Dhisayay Waddo isku xirta Xaafado ka mid ah Magaalada Beydhabo oo muddo socday Dismaheeda ayaa maanta la soo...
Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa maalmihii dambe wadday qorshayaal lagu adkeynayo amniga caasimadda taas oo saldhig u ah sii socoshada Horumarka...
Booliska dalka Beljamka ayaa baadi goobaya nin la rumeysan yahay in uu ka dambeeyay qaraxyadii Talaadadii ka dhacay magaalada Brussels...
Diyaaradaha Dagaalka Mareykanka ayaa duqeeyay goobo ay ku sugnaayeen kooxda Argagixisada ah ee Alqaacidda ee Gacanka Carabta gobolka Buuraleyda Yaman....
Shir looga hadlayo Qorshaha Qaranka ayaa maanta ka furmidoona Magaalada Cadaado ee xarunta Gobolka Galgaduud iyadoo ay ka qeyb galayaan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa kulamo Wada tashi ah oo lagu xallinayo Muranka ka...
Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa lagu wadaa inuu booqdo deegaannadii Ciidamada Puntland dhawaan ay kula...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho