Waxaa magaalada Kismaayo si rasmi ah uga furmay dabaal dag dhaqan iyo farshaxan oo soconaya mudo todobaad ah. Ololahan ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka hadlay ahmidda ay wadanka u leedahay dhismaha maxkamadda dastuuriga ee...
Magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa laga bilaabay olole nadaafadeed oo xilliyada habeenkii ah, kaasi oo looga gol’leeyahay...
Qoraayaal Soomaaliyeed ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar waxaa ay ku soo bandhigeen buugaag kala duwan oo ay ku qoreen...
Muqdisho. Febraayo. 07,2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad jeediyey fadhi aan caadi ahayn ee...
Ardayda Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa ayaa deeq kutubo Quraan ah u qeybiyay dugsiyada laga barto Quraanka Kariimka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa maanta xafiiska ku qaabilay kaaliyaha xoghayaha guud ee...
Dowladda Tuunisiya ayaa wadda qorshe ay derbi uga dhiseyso xadka ay la wadaagto dalka Liibiya iyadoo sheegtay in ay dhimaystirtay...
Maalintii 3-aad ayaa wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed waxa ay ku suganyihiin magaalada Hobyo ee...
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa maantay shir guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladaha ammaanka...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho