Kulan ay isugu yimaadeen Magaalada Johhanseburg Ururada ganacsiyada yar yar ee K/ Afrikaanka ah iyo qaar ka mid ah ganacsatada...
Muqdisho, 1st April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa ku dhiirigeliyay shacabka Soomaaliyeed inay iskood...
Abaan-duulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Cali baashi ayaa uxaqiijiyay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee SONNA in hawl-galkii xalay ee Kumaandooska...
Barnamijka kulanka todobaadka oo maalin walbaa oo Jimco ah aad kala socotaan warbaahinta Dowladda, gaar ahaan Telefishinka Qaranka iyo Radio...
Wasaaradda awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ku baaqday in Ummadda ay Alle u laabtaan, si dhibta heysato uu...
Ujeedka munaasabadan ayaa aheyd seddax qodob , oo kala ah daah-furka mashruuca dalkaaga ku dhiso 1$ AMA 22 oo shilinka...
QM ayaa maanta sheegtay in kumanaan kun oo Soomaali ah ay dhiman karaan haddii dalalka deeqaha bixiya aanay gar-gaar dheeraad...
Madaxweynaha Jmahuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay Magaalada Muqdisho uga qeyb galay Munaasabad lagu qabtay Xarunta Dowladda Hoose...
Guddoomiyaha gobolka hiiraan Yuusuf Axmed Xagar Yuusuf Daba-geed oo la hadlay goodhow Radio Muqdisho ayaa sheegay in qaraxu uu ka...
Laba qofood ayaa geeriyootay halka ku dhawaad 7 kale ay dhaawacyo soo gaareen caawa kadib markii Bam gacmeed lagu tuuray...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Gamal Maxamed Hassan, oo ay weheliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda,...
RADIO MUQDISHO:-Warbaahinta Masar ayaa si rasmi ah u shaacisay in laba qof ay dhinteen, halka 25 qof oo kalena ay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Mudane Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho