Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Halkan Hoose Ka Akhriso:-...
Global Internet ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub oo xawaarihiisu aad u sareeyo, kaasi oo ay isticmaali karaan dhamaan qeybaha...
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa dadkii ka barakacay magaalada Gaalkacyo ugu baaqay inay ku soo laabtaan xaafadadooda, kaddib...
Wasiirka wasaaradda caafimaadka, Xaawo Xassan Maxamed ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay diyaarisay mashruuc dadka Soomaaliyedee aragga la’ indhaha loogu...
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa Puntland ku wareejisay deeq dawo ah oo ay dowladda Dhexe ka heshay boqortooyada Sacuudiga, taas oo...
Golaha Baarlamaanka ayaa maanta kulan ku leh magaallada Muqdisho, ayagoo ka doodaya laba hindise-Sharciyeed. Xildhibaan Maxamed Cumar oo wareysi siiyay...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim ‘’Fargeeti’’ ayaa maanta xarunta dhexe ee ilaalinnta cansuurha tababar uga furay...
Sheekh Maxamed Sheekh Cabdulaahi Baardheere oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee caanka ku ah fidinta Diimta Islaamka ayaa maartiqaad...
Cayaartaan oo dhexmartay degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa ee gobolka banaadir ayaa waxa ay daqiiqadihii loogu talagalay kusoo idlaaday 1-0 oo...
Shirka wasiirrada shaqada ee qaaradda Afrika ayaa waxaa looga hadlay sidii dadka Afrikaanka ah loogu sameyn lahaa shaqo hufan oo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...
RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...
RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho