Wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay gaaray magaalada Khartoum ee caasimadda...
Suldaan Subeyr Xaaji Maxamuud Abokor oo ka mid ah isimada Puntland oo ay weheliyaan cuqaal iyo nabadoono iyo qurbajoog reer...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay....
Jaamacada SIU ee saldhigeedo yahay caasimada Soomaaliya ee Muqdishu iyo Jaamacada St Cloud Univeristy ee kutaalla gobolka Minnesota ee dalka...
Xukuumadda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareynayaan weerarka daran ee aan cafiska laheyn ee kooxda argagaxisada Al Shabaab...
Shirkadda nooleenta dhulka banaan ayaa maanta qalab dhismo ku wareejisay saldhigga degmada Kaaraan si dib u dayactir loogu sameeyo. Qalabka...
Xoghayaha Qaramada Midoobay Bank moon ayaa cambaareeyay weerarkii Kooxda Shabaab ay ku qaaday Xero Ciidamada Kenya ay ku lahaayeen deegaanka...
Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya waxaa ka go’an inay si buuxda ugala qeyb qaadato waddamada gobolka dagaalka lagula jiro argagixisada Al...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee Jimca Waliba ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta looga hadlay Shirka ka...
15 January 2016….Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa si adag u cambaareeyey weerarkii ay kooxaha Argagixisadu saaka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho