Muqdisho, November 10, 2015------Bankiga adduunka ayaa bogaadiyay isla markaana ammaanay horumarka iyo hufnaanta Nidaamka maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib kulan...
Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Ibraahim Fargeeti iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray...
Riyadh, 10 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka degey magaalada Riyadh ee dalka Boqortooyada...
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maaliyadda ee degmada Buulo burte Liibaan Cabdi Burisow ayaa tilmamaya in webiga Shabeelle ee mara degmada...
Dawlada Soomaaliya ayaa soo dhaweeysa xafiiska cusub taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyadoo boogaadisay doorka Qaramada Midoobay ee ku aadan...
Wasiirka Dasuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa xusay...
Kulan looga hadlayay sidii dhisme casri ah loogu bilaabi lahaa Dekadda Hobyo ee gobolka Mudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada...
Nimco Xasan Abiikar oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo xalay dhashay saddex cunug oo mataano ah ayaa ka codsatay dowladda iyo...
Shareecada Islaamku waa diin ku dhisan nidaam iyo kala dambeyn, waxayna diiddan tahay fowdada. Dalal badan oo ka mid ah...
Taliyaha Ciidanka Booliiska soomaaliyeed General Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdigi uu hogaaminayay oo ayaa Kulan la yeeshay dhigiisa dalka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho