Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay. Aad ayay...
Injineero ka tirsan wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ayaa waxey ka qaybgalayaan tababar ka dhacaya dalka Masar kuna saabsan diyaarinta iyo...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka...
Taliyaha ciidanka XDS S/gaas Maxamed Aasan Axmed ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka XDS kaasoo looga hadlay...
Ciidanka Nabad-Sugidda ayaa maanta Suuqa Bakaaraha ku toogtay wiil dhallinyaro ah oo toogasho ku dilay Haweeney ganacsato ahayd oo lagu...
Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed, ayaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke laga baahiyay,...
Raisul wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmarrke oo shalay socdaal ku tagay Magaalada Baydhabo ee...
War saxaafadeed ka soo baxay safaaradda Jermalka ee Nairobi ayaa lagu sheegay in Jermalka uu bixinaayo 150,000 oo giniga ingiriiska...
Safiirka Cusub ee Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Washington oo sheegay Saafaraddu ay dhaqsa ku bilaabi doonto adeegyada ay Bulshada Soomaaliyeed...
Munaasabada dib u furista Safaaradda ayaa waxaa ka qeyb galay Diblomaasiyiin ka socday Safaaradda Mareykanka, Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...
Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho