Maamulka gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ka warbixiyay halka uu marayo diyaar garowga shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha...
Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho...
Guddiyada dastuurka madaxa banaan iyo kan baarlamaanka soomaaliya ayaa dib u eegis ku sameeyay 10 cutub oo ku jira dastuurka...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo u dabaaldegayaa...
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shalay ee Sabtida (09 Jan, 2016) saxiixay sharciga saxaafadda dalka ee ay...
Muqdisho, 10 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dowladda Iiraan ay falal amniga...
Muqdisho, 10 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii, Baarlamanka Federaalka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada munaasabad lagu xusayay sanadguuradda 46-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay...
Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanadguuradii 43aad oo ku beegan markii la aasaasay urururka dhaqdhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed isla markaana xarigga looga...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho