Munich, 12 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka degey magaalada...
Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ee 11,jirada ย oo ka qeyb galayay tartanka kubada Cagta ee dugiyada hoose ee dalalka jaamacada carabta...
Codsigan loo diray maamulka gobolka Banaadir iyo shaqaalaha Soomaaliyeed ayaa ujeedkiisu yahay ka qaybqaadashada iyo dhameystirka dib u dayactirka xarunta...
Madaxweeynaha dalka Koofurta Afrika Jacob Zuma ayaa waxaa uu ka hor qirtay Kulanka Baarlamaanka Koofurta Afrika in dalka Koofurta Afrika...
Qaar ka mid ah saxafiyiinta ka howlgala magaaladda Muqdisho oo kulan ku yeeshay magaalada ayaa soo dhaweeyay goโaanka wasaaradda warfaafinta,...
Wasiirka Owqaafta iyo arimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali ayaaย dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya kulan kula yeeshay...
istaraatiijiyada lagu hagi doono Dowlada Hoose ee Xamar iyo Gobalka Banaadir sanadka 2016 ayaa lagu soo bandhigay Aqalka Dowladda Hoose...
Gudoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa si kala gooni gooni ah maanta u qaabilay wafdi ka socday jaamacadda...
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Cumaan Cabdirisaaq Faarax Cali (Taano) oo ay wehliso La taliyaha Arrimaha Qunsuliyadda Safaaradda Marwo Xamsa...
Munaasabadani oo ay soo qaban qaabiyeen Qeybaha kala duwan ee Bulshada koonfur galbeed ee ku dhaqan dalkani kenya ayaa waxa...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo qodobka...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Dr. Rurik Marsden, Ku-xigeenka Agaasimaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho