Sanadkasta waxaa uu maskaxda noolaha uga tagaa sheekooyin isugu jira farxad iyo murugo, kuwaas oo ugu soo noqnoqda xusuusata hadba...
Munaasabadan shahaado lagu siinayay 107 arday oo dhamaysatay dugsiga hoose dhexe una talaabaysa dugsiga sare ayaa lagu qabtay iskuulka Shira...
Maanta oo kale 1971 waxaa la aas aasay Wakaaladda Mad-bacadda Qaranka iyadoo hadda laga joogo muddo dhan 45 sano, hadaba...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ee AMISOM Jeneraal...
Guddi isku howlay xalinta xiisado ku soo laab laabtayDegmada Caabudwaaq ayaa soo bandhigay sida ay oga gun gaareen arintaasi. Guddiga...
Wasiirka amniga gudaha Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka hadlay qarax maanta...
Mogadishu, 02 January 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka...
Labo qof ayaa ku dhimatay oo uu ku jiro qofkii isa soo midaamiyay qarax ka dhacay maqaayad ku taalla daarta...
Ciidamada Booliska ayaa ku guuleystay inay fashilyaan weerar Kooxda Nabad diidka ah ee Al-Shabaab xalay kusoo qaaday saldhigga Booliska Degmada...
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka, iyo dalxiisa ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay in xeerka...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho