Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qabatay madal looga doodayo miisaaniyadda qaran ee 2016, waxaana madasha ka soo qayb galay...
Gudoomiyaha Gobolka Banadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo safar shaqo ku jooga magaalda London ee wadanka...
Ciidamada ammaanka ee Dowlad goboleedka Galmudug ayaa howlgallo ay ka sameeyeen wadada u dhexeysa Gelinsoor iyo Gaalkacyo ku soo qab...
Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntaland C/wali Max’ed Cali Gaas oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in marnaba aan la dhihi Karin,...
Dufcadii 11aad ayaa maanta ka qalin jabisay jaamacadda SIMAD, ayadoo xafladda loo sameeyay ardaydan ay ka qeyb galeen masuuliyiinta ugu...
Muqdisho, 20 January 2016: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Dugsiga...
Madaxwenaha Midowga Yurub Donald Tusk ayaa ka digay in waqti ka badan 2 Bilood uu ku Qaato Yurub Xalka ka...
Wasiir ku-xigeenka Isboortiga iyo dhallinyarada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Aadan Dhuubow ayaa sheegay in shaqsiyaad ka tirsan xiriirka kubadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda fedaraalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uusan fashilmin shirkii dhawaan madaxda Soomaalida ay ku yeesheen...
Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shaley magaalada Baydhabo dhagax dhigay xarunta TV-ga...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho