Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeer ku tegey xerada tababbarka ciidanka ee Jeneraal Dhegabadan, halkaas...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Jeneraal Dayax Cabdi Cabdulle ayaa galabta gaarey Aagga Deegaanada Waniile iyo Dhagaxyaale, oo uu...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane CaliYuusufCali- Xoosh ayaa maanta kaqeybgalay Daahfurka wadatashiga Istaraatiijiyadda Qaran ee...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan wax ku...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxyadiin ayaa maanta isbitaalka Erdogan ku booqday geesiyaasha XDS ee shalay...
Hay’adaha Amniga ee DFS oo si joogta ah ula socda isku dayada hubka sida sharci darrada ah lagu soo galiyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay shirka Bandhigga Teknoolajiyadda Beeraha Soomaaliyeed, kaas oo lagu soo...
Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay guulihii ugu demeeyey ay ciidanka iyo shacabka iskaashanaya ay ka gaarayn khawaarijta....
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo saartay xukunka seddax nin oo horay uga tirsanaa ciidamada qaranka oo loo heysto dil...
Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka JFS ayaa markii ugu horreysay ku qabatay magaalada Muqdisho Bandhigga Teknoolojiyadda Beeraha Soomaaliya iyo Horumarintooda, iyadoo...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu...
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay natiijada doorashadii golayaasha deegaanka Gobolka Banaadir, oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas...
Wafdi ka socday shirkadda Akkon Lines ee dalka Türkiye ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay Dekedda Magaalada Muqdisho, waxaana...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho