Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee dowladda Shiinaha Wakiilka...
Waxaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA, ka furmay shir looga hadlayay u diyaar-garowga abaarta la saadaalinayo ee LaNina, waxaana guddoomiyay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ee xafiiska sii baneynaya Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kusoo dhoweeyay...
Kulankan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Tamarta Macdanta iyo Biyaha Dowlad Gobaleedka Puntland oo gacan ka heleysa dowladda Norwey isla...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka oo maanta ku qabsoomay xafiiska Amniga...
Maamulka isbitaalka magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa ka mahadceliyay deeq gargaar ah oo dhawaan Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed,...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay kulan gaar ah, oo uu guddoominayey Raโiisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane...
Danjire Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa daah furay Carwada, soo bandhigidda, dabaaldegga dhaqanka iyo ganasiga Soomaalida, kaas oo lagu qabtay magaalo...
Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dirtay deeq gargaar raashin ah oo qeyb ka ah deeqaha dowladda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho