Mogadishu, 24 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaaminayay oo dalka Belgium uga...
Munaasabad Tababar loogu soo xirayay Ciidamada Booliska Puntland ayaa waxa ay ka dhacday xerada Tababarka Ciidanka Abqaale ee Gobolka Mudug....
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu dhawaan furmidoono Shirka Maamul u samaynta Gobollada Hiiran iyo Shabeellaha Dhexe. Wasiirka Arrimaha Gudaha...
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa lagu magacaabay Kormeeraha Wasaaradda Waxbarashada si loo hubiyo tayada Wasaaradda...
Madaxweynaha dalka Ruushka Putin ayaa sheegay in madaxweynaha Siiriya Bashar Al Assad uu diyaar u yahay inuu wadahadal la sameeyo...
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo uu wehliyo taliye ku-xigeenka ciidanka Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed...
Aqoon isweydaarsigani oo ahaa mid looga hadlayay arrimo la xariira dhibaatooyinkii laga dhaxlay falalkii burcad badeednimada ahaa ee ka dhici...
Odayaal iyo dad kale oo mas’uuliyiin ah ayaa ku guuleystay in ay heshiis nabadeed dhex dhigaan labo beelood oo dhowaan...
Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada ku soo gaba gabeeysay siminaar ku saabsan sidii bulshada iyo laamaha amniga...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho