Aroortii hore ee maanta ayaa la bilaabay burburinta, ka rarista dadka sida sharci darada ah ku daganaa dhismaha wakalada Filimada...
Qaramada midoobay ayaa sheegtay in in ka badan 18 million oo ruux oo ku nool bariga Afrika ay hadda khatar...
Wasiirka arimaha gudaha ee dalka Masar Magdy Abdel Ghaafar ayaa xafiiskiisa magaalada Qaahira ku qaabiley Wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya...
Muqdisho 23, December 2015- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka koobanaa labadda...
Munasabadaan oo ahayd mid lagu sii sagootinayay Ergeygii hore Qaramada Midoobe u qaabilsanaa arimaha Soomaaliya Danjire Nicholas key oo maanta...
Hay’adda u dooda Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ayaa ku eedeysay Militariga dalka Nageria in ay xasuuqeen dad shacab...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Fedaraalka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Max’ed Xuseen Odowaa oo ka mid ahaa wafdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda ee...
Munaasabad Balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen culumaa’udiinka Ahlu Sunna Wajamacaa oo lagu weyneynayay 12 bisha Rabiicul Awal oo ah...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii dambe ku sugnaa magaalada...
Afhayeenka maamulka gobolka banaadir Cabdifitaax Cumar Xalane oo Waraysi siiyay Radio Muqdisho ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka codsaday inay la shaqeeyaan...
Bayaanka Shirweynaha 1-aad ee Dekedaha Soomaaliya oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey. Akhriso bayaanka
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabagabeysay aqoon-is-weydaarsi socday muddo saddex maalmood ah, kaas oo looga...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka labaad ee Xukuumadda JFS Mudane Jibriil Cabdirashiid ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray Shirweynaha 1-aad ee Badaha...
Wefdi ka socda Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed oo uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta, isla markaana ay wehliyeen Wasiirrada Haweenka, Deegaanka &...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho