Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa saaka dib ugu soo laabta magalaada Muqdisho, kadib markii shir...
KHUDBADDA MADAXWEYNAHA ‘’Muhimadda in Nabadda la Maalgashado: Qorsheyaasha Muhiimka u ah 2016-ka iyo waqtiga ka sii dambeeya” Shirka Heerka Sare...
Madaxweynayaasha dalalka Maraykanka iyo Ruushka oo kulan ku yeeshay New York ayaa isku khilaafay arrimaha Bariga dhexe iyo dagaalka ka...
Wasaaradda amniga gudaha ayaa sheegtay iney dar dar gelineyso howlgallada lagu adkeynayo amniga, looga hortagayo falalka argagixisada. Afhayeenka wasaaraddaasi Maxamed...
Shir gaar ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya islamarkaana ay si wadajir ah u shir guddoominayeen madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo...
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub General Patrick De Rousiers,...
Xildhibaanno, mas'uuliyiin, abwaanno, aqoon yahanno iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad lagu soo gebagebeynayey bandhig aqooneed loogu dabaa...
SAMSUNG CAMERA PICTURES Iyadoo ay jiraan abaaro iyo biyo la’aan sii kordheysa oo ka jira qaar ka mida deegaanada...
Ku simaha wasiirka ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda beeraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdicasiis Saalax Carmaan oo maanta...
Shirka Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Xarunta QM ee New York, waxaana shirweynahan ay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...
The Federal Republic of Somalia extends its warmest congratulations to His Majesty Sultan Haji Hassanal Bolkiah, the Government, and the...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Cabdiqaadir Cilmi ayaa guddoomiyay kulan la xiriira arrimaha adeegyada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho