Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidanka Qalabka sida ayaa maanta magaalada Jowhar ku xikuntay askar lagu soo qabtay maandooriyaha xashiiska Guddoomiyaha...
Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa berri marti ku ah barnaamijka kulanka todobaadka oo jimco kasta 10-...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehlinayeen ku simaha Ra’iisul wasaaraha mudane Maxamed Cumar Carte inta badan...
Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidanka dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada Ufurow ee gobolkaasi ay saaka...
Sidaa aad wada ogsoon tihiin ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee saldhiga 43 aad ee magaalada kismaayo waa ciidanka ugu horeeyey...
Xubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare...
Madaxwaynaha Maamulka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo weli ku sugan dalka Kenya ayaa magaalada Nayroobi ee caasimadda...
Wafdi balaaran oo uu horkacayo Guddoomiyaha Gobolka Bakool Mudane Maxamed Cabdi Maxamed (Tool) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulkiisa...
In ka badan 50 ruux oo la ildaran cudurka Shuban biyoodka ayaa la dhigay isbitaalka guud ee magaalada Jowhar...
Ciidamada Hey’adda Nabadsugida Iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, iyo kuwa Midowga Africa ee Amisom ayaa hawlgalo lagu baadi goobayo Maleeshiyaadka...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho