Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay cambaaraynaysaa dilkii loo geystay weriye Cabdullahi Cali Xuseen “Caanogeel” oo...
Bismillahi Al Raxamaani Al Raxiim Walaalayaal, Waxaan idinku salaamayaa Salaanta Islaamka. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Soomaaliya Ha noolaato, Cadawgeedu...
Wafdiga oo isugu jiray wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wasiir ku xigeenno, waxaa hoggaminayay wasiirka Arrimaha dibadda iyo Dhiiri...
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ugala wareegay kooxda shabaab Deegaanno katirsan Gobolka Baay iyagoo...
Shirkii wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka Jaamacadda carabta ayaa maanta ka furmay magaalada Qaahira ee dalka Masar iyadoo looga hadli...
14th September… 2015 Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ayaa Muqdisho kula kulmay wakiilka gaarka ah...
September 13, 2015 Cawaale Cali Kullane oo ah Alternate Ambassador-ka Qaramada midoobay u fadhiya Soomaaliya ayaa khudbad ka jeediyay kulan...
Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay shahaada cusub oo dugsi sare ah, taas oo oo noqon doonto...
Koobkaan loogu magacdaray Isdhexgalka Booliska Soomaaliyeed iyo Bulshada Gobalka Hiiraan ayaa waxaa furay taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen Mukhtaar...
Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha ayaa sheegtay in mustaqbalka ay damacsatantahay in Soomaaliya ay ka hirgeliso mashruuc Tamar looga dhalinayo qoraxda...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...
Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho