Dhawaan dawladda Kenya waxa ay ku soo rogtay dadka ay visaha siin jirtay marka ay yimaadaan garoomada dalkeeda (visa on...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya waxa ay ganacsatada Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa jooga bariga dhexe,...
Sheekh Nuur Baaruud ayaa maanta lacag ay soo dhiibeen muwaadiniin Soomaaliyeed gaarsiiyay hooyada dhashay gabar yar oo cudurka Kansarka uga...
Maamulka Jaamacadda Capital ayaa soo gebagebeeyay munaasabad lagu soo dhaweynayay in ka badan boqol arday oo ku guuleysatay imtixaanka qabuulka...
Qaban qaabada xafladda caleema saarka ee madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa saaka ka socota magaalada Kismaayo. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka...
Xaaladda degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa saaka deggan kaddib markii ciidamada maamulka Galmudug ay si buuxda ula wareegeen magaaladaasi....
Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay iney qiimo dhimis ku sameysay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2015-ka, xilli baarlamanka uu shalay ansixiyay Miisaaniyaddaasi...
Maamul goboleedka Galmudug ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta degmada Cabuudwaaq ee gobolka Galgaduud, kaddib dagaal shalay iyo...
Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ku boorriyay dhinacyada ku dagaalamaya degmada Cabuudwaaq ee...
Taliska Ciidanka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wareejiyay 56 gaadiid oo ay isticmaalaan ciidamada, kaasi oo ay ugu deeqday dowladda Jabaan.....
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...
In ka badan 1,100 qoys ayaa ka faa’iideystay deeq raashin ah oo lagu qaybiyay deegaanno hoostaga degmada Guriceel ee gobolka...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiistinta ee (DFS) waxay si rasmi ah ugu wargelinaysaa shacabka Soomaaliyeed in dalku uu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho