Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegey in Xukuumaddu ay xoogga saari doonto sidii daryeel ay u heli lahaayeen...
Maamulka Deegaanka Afbarwaaqo ayaa ka cawday isticmaalka wadada isku xirta Galkaacyo iyo deegaanka Afbarwaaqo kaddib bacaad farabadan oo wadadaasi xiray,...
Ra’iisulwasaare ku-xigeenka dalka iyo xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho uga qeybgalay munaasabad lagu abaalmarinaayay...
Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka furey shir wadatashi ah oo looga hadlayo aayaha Puntland ayna ka qeybgaleen...
Guddoomiyaha golaha sare ee Jaamacadda SIMAD Dr. Cabdiraxmaan Al-Muxeylaan, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismo cusub oo loo dhisay kuliyadda...
Taliska Ciidanka Ilaalada deegaanka Xammar ayaa ka Warbixiyay halka ay marayaan howlaha shaqo ee ciidankaas kaddib kulan ay isugu yimaadeen...
Muqdisho, 25 August 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay...
Muqdisho, 25 August 2015: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa tacsi u diray Madaxweynaha...
Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ayaa xalay Howlgallo dad lagu soo qab-qabtay waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah Degmada Hodan...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka...
Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho