Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo ay wehliyaan saraakiil ciidan ayaa maanta booqday degmada Jalalaqsi, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyeen cutubyo ka...
Xaflad si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyay oo lagu taageerayay Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-Mudug oo uu Madaxweynaha ka...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku tallaabsatay horumarro kala duwan wixii ka dambeeyay markii laga saaray maleeshiyaadka Shabaab....
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska Soomaliyee Jeneraal Muqtaar Xuseen Afrax oo uu wehliyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa maanta kormeer ku...
Kulan uu Xafiiska kula wareegayay Danjiraha cusub ay Dowladda Soomaaliya u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa lagu qabtay Xarunta Safaaradda ee...
Wasaradda Amniga Gudaha Mareykanka qeybtooda qaabilsan Duulimaadka iyo Wakaaladda Nabadgalyada Gaadiidka oo u xil saaan in ay dadka ka saarto...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay cambaaraynaysaa dilkii loo geystay weriye Cabdullahi Cali Xuseen “Caanogeel” oo...
Bismillahi Al Raxamaani Al Raxiim Walaalayaal, Waxaan idinku salaamayaa Salaanta Islaamka. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Soomaaliya Ha noolaato, Cadawgeedu...
Wafdiga oo isugu jiray wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo wasiir ku xigeenno, waxaa hoggaminayay wasiirka Arrimaha dibadda iyo Dhiiri...
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ugala wareegay kooxda shabaab Deegaanno katirsan Gobolka Baay iyagoo...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta...
Guddiga Qabanqaabada Toddobaadka Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ayaa maanta kormeer ku tegay Xerada Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho. Guddiga ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray, magaalada Addis...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho