Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta u ambabaxay dalka...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed, ayaa kulan la qaatay Safiirka...
Xaflad lagu abaalmarinayay kooxda Kubadda Cagta Heegan oo ku guuleysatay koobkii maalmaha Xorriyadda, ayaa caawa lagu qabtay Hotelka Maa'ida ee...
Farriin qoraal oo uu soo diray Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Joe Biden oo nuqul ka mid ah Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay Guddiggii Gobolka Banaadir ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur-galaya xaaladda Ciidamada Qalabka Sida iyo furimaha dagaalka ka dhanka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in Qorshaha Xukuumadda uu yahay in 50% miisaaniyadda dalka ay ka timaaddo kalluumeysiga. Ra’iisul Wasaaraha...
Ka hor xafladda furitaanka shirka sanadlaha ah ee Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB), oo markaan lagu qabanayo Magaalada Nairobi ee Dalka...
“Soomaaliya iyo kooxda Argagixisada ah ee al-Shabaab waxa ay ku dagaalamayaan dagaal dhexmara dagaal joogto ah oo lagu faafinayo, lagana...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa howlgallo ay saacadihii lasoo dhaafay ka sameeyeen gobolka Shabeellada hoose. waxa ay ku soo qabteen...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...
Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...
Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa maanta oo ay taariikhdu...
RADIO MUQDISHO(BAAY):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Baay, kadib...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho