Khartoum, 3 June , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hoggaamiyeyaasha kale ee caalamka kala...
Kulankan oo looga hadlayay sidii wax loogu qaban lahaa dadka ka soo cararaya dagaalada ka socda Wadanka Yeman ayaa lagu...
Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb gashay munaasabad lagu soo dhoweynayay go’aanka Wasaaradda ee ah qaadista imtixaanaadka...
War-saxaafadeed Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo soo dhoweeyay billowga wejiga labaad ee geedi-socodka dhismaha maamul-dowladeedka...
Ururada African Development for Education and Health iyo Somali Health and Educatoin Development oo fadhigoodu yahay dalka Maraykanka ayaa laba...
Wasiirka amniga Gudaha Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar ayaa sheegay in derbiga dowladda Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto...
Madaxweynaha FIFA, Sepp Blatter, ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii madaxweynaha xiriirka Kubadda Cagta adduunka kaddib markii uu shir...
Munaasabadan oo qayb ka ah barnaamijka soo nooleynta Dhaqanka, Farshaxanka iyo Ciyaaraha oo ka socdey qaar ka mid ah degmooyinka...
Munaasibad lagu xusayey maalinta xorriyadda dalka Talyaaniga oo uu ka qeyb-galay ku simaha madaxweynaha iyo madax kale ayaa lagu qabtay...
Madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan al-Bashir ayaa maanta oo Talaado ah waxaa loo dhaariyay shan sano oo kale in uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda, Mudane...
Wafdi ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho