Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa warbixin ku aaddan xaaladda ammaanka dalka, dagaalka lagula jiro nabad-diidka, dhismaha...
Shirweyne aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen wadamada ku mideysan Ururka Suxufiyiinta Bariga Africa ee loo magiciisa loo soo...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya iyo doorasho ka...
Maamulka Degmada , Waxgarad, Haween , Dhalinayaro, Cuqaal, masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan ayaa si habsami leh uga qeyb-qaatay soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa damaashaadka Xeebta Liido ee degmada C/casiis, halkaasi oo ay maalinta Jimcaha ay...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay laguna siinayay abaalmarino tartamayaal ku guuleystey tartan aqooneedka bisha Ramadan ee ka...
Maxkamad ku taalla dalka Talyaaniga ayaa xukuntay in Dhismaha safaaradda Soomaaliya oo ku taala magaalada Rome si rasmi ah...
Dhinacyada ka qeybgalay shirka Hiigsiga 2016-ka ayaa muujiyay sida muhiim ay u tahay in la dhameystiro howlaha uu huwanyahay hiigsiga...
Munaaasabad balaaran oo Xarig ka jaris ah laguna qabtay iskuulka hoose dhexe ee degaanka xaaji cali ee degmada Cadale ee...
Muqdisho, 30 July, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u soo...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho