Muqdisho, 8 July , 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Barnaamjika Sahanka Raadiyaha waxaa maalinta berri ah marti ku ah Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad, waxaana looga...
Waxaa la gelay tobankii ugu dambeeyay ee Ramadaan, oo uu nabigu sheegay in ay tahay tobankii dad badan naarta...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta xafiiska Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiisa...
Wasiirka caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed uu wehliyo Wasiirka Gadiidka ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta deeq dawo...
Hay’adda bisha cas ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta deeq afurin ah oo ka kooban raashin biseyl ah u qeybisay...
Ra’iisul wasaaraha xukuuamdda Federaalka ah ee Soomaaliya, Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiirka Amniga gudaha, Wasiirka Wafaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska oo ay wehliyeen...
Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka Cismaan Maxamed Cabdi oo tabarada la xiiriira xaaladaha deg dega ah ee hooyadda la soo deristi...
Kaddib kulan balaaran oo lagu qabtay magaalada Gaalkacyo, isla markaana ay ka qeyb galeen boqalaal dadweyna oo ka kala socday...
Kulankaan oo Guddiga difaaca barlamaanka Federaalka ay ugu yereen Wasiirka gashan dhiga Mudane Cabdulqaadir Sh,Cali Diini iyo taliyaha ciidanka xooga...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho