Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa cambaareeyay dhibaatooyin ka soo food saaray Wariyeyaasha Soomaaliyeed maamulada dalka ka jira oo...
Wasiirka wasaaradda haweenka maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Faadumo Cumar Abuu oo ay wehliyaan wasiir ku xigeenka wasaaradaasi Binti Ibraahim Cali...
Dood cilmiyeedkani maanta lagu qabtay magaalada Cadaado ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas'uuliyiin ka tirsan maamulada Ximan iyo Xeeb,...
Bandhiga soo nooleynta Farshaxanka,Ciyaaraha iyo Dhaqanka oo maalmahan ka socday Magaalada Muqdisho ayaa Ciyaar ka tirsan oo kubadda Koleyga ah...
Guddiga isku dhafka ciidamada Qaranka oo howlo shaqo u jooga magaalada Kismaayo ee xarunta Maamulka Jubaland ayaa maanta kormeer howleed...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xaquul insaanka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa maanta booqatay qoysaskii dhawaan ka soo ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ugu baaqay in ay ka qeyb-qaadato sidii la isugu xiri lahaa...
Xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdsho ayaa waxaa loogu qeybiyay go’aan kasoo baxay golaha Wasiirada, kaasoo ku...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka furay imtixaanka...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa maanta qabtay kulan lagu soo bandhigayay Natiijada Qiimeynta iyo Hubinta Hufnaanta Qabashada, Xisaabinta iyo...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Belgium ayaa maanta qabtay muddaharaad ay kaga soo horjeedeen faragalinta qaawan Isra'iil ee ka dhanka ah...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa galabnimadii Sabtida kulan kula...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho