In ka badan 1,600 oo Qoys oo ku nool degmada Cadaado ayaa ka faa'iideystay deeqdan hilibka ah shalay iyo maanta,...
Akhristayaasheenna sharafta leh waxaa halkaan idiinkugu soo gudbineynaa go'aan kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed...
Iyadoo maanta ay tahay maalintii labaad ee munaasabada Ciidul Al-Adxa ayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Norrkoping ee dalka Sweden isugu...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan mudane C/fitaax Xasan Afrax oo howlo shaqo ku jooga dalka Masar ayaa Xalay casho sharaf ku...
Masraxa Markii ay soo dul istaageen fanaaniinta kala ah Cabdiraxmaan Oday, Maxamed Bakaal Cirro, Xamdi Cabdi Qu’een Dayax dal Nuurshe,...
Salaadii ciida carafo ee sanadka 2015, ee ka dhacday, Waqooyi Bari, ee Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, ayaa waxaa soo...
Muqdisho, 24 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hambalyo u direy shacabka Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta hortiisa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka...
Ugu yeraan 717 Xaaji ayaa maanta ku geeriyootay magaalada barakaysan ee Maka gaar ahaan deegaanka Mina ka dib markii is...
Kumanaan dadweyne ayaa manta ka soo qeybgaley munaasabada salaada ciida barakeysan ee Carafo waxan siwadajir ah loogu tukadey garoonka kubada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho