Gudiga Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsan Maaliyadda,qorsheynta iyo la xisaabtanka dowlada ayaa galabta magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya loogu soo...
Iyadoo mudooyinkii u danbeeyayba ay soo ifbaxayeen walaac laga muujinayay lacago shilin Soomaali been abuur ah, isla markaana lasoo galiyay...
Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda hay'adda hormarinta mashaariicda u...
Ciidamada Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howgallo ay ka fuliyeen inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye ku bur...
Baarlamanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta guda galay sameynta gudi hoosaadyada Baarlamaanka, kaddib markii 1-dkii bishan ay meel mariyeen xeer...
In kabadan 100 haween ah ayaa maanta magaalada Muqdisho loogu soo geba gebeyey tababar lagu baranayay casharo la xiriira barashada...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waraaqaha safiirnimo ka gudoomay safiirka cusub oo ay dowlada Soomaaliya u soo magacawday...
Howlgal ballaaran ayay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ka bilaabeen waddada laamiga ah ee isku xirta degmooyinka Beledweyne iyo Buula barde...
Gudiga Fulinta ee Hay'ada Lacaga Aduunka ayaa soo dhoweeyey in ay Sooomaaliya dib uga howlgashay kadib markii la eegay (Aritical...
Siihayaha Safaarada Soomaaliya ee wadanka Koofurta Sudan Mudane Mohamed Osman Mohamed ayaa la kulmay Wasiirka arrimaha Dibada iyo xiriirka caalamiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho