Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho General Xassan Maxamed Xuseen "Muungaab" oo ka mid ahaa mas,uuliyiin uu madaxweynaha Qaranku...
Xaflad aad u balaaran oo lagu maamuusaayay Munaasabad 55 guuradii ka soo wareegtay markii gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Musharaxa Madaxweynaha Maamulka Galmudug C.kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta deeq lacageed gaarsiiyey Agoonta degmada Cadaado ku waas oo kujira Xero...
Muqdisho, July 1, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud xaflad afur iyo sharaf ah oo lagu maamuusayo...
Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay, laguna maamuusayay 1-da Luulyo iyo israacii Gobolada Waqooyi iyo Koonfur ayaa lagu qabtay...
Hay’adda bisha cas ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta deeq afurin ah oo ka kooban raashin biseyl ah oo ay...
Maalmihii ugu dambeeyay , warar ay warbaahintu faafisay oo tilmaamayay in Kenya iyo Somalia ay ku heshiiyeen in ay kala...
Muqdisho, July 1, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xuska sannad-guurada 55-aad ee xornimada iyo...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta xariga ka jaray dhisme cusub oo leeyihin ciidanka Cirka Soomaaliya oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...
Waxa aan hambalyo ku aaddan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga la wadaagayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Islaamka...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho